Uncategorized

Warbixin ku saabsan AMISOM oo la soo saaray

iftineducation.com – Machadka Cilmi baarista ee Soomaaliya ee Heritage ayaa soo saaray warbixin uu uga hadlaayo sida ay ciidama AMISM uga bixi karaan Soomaaliya.
Warbixinta ayaa lagu xusay qodobo badan oo keeni kara in AMISOM ay Soomaaliya ka baxdo 2017ka oo ay u noqoneyso sanadkii 10naad ee Soomaaliya ay ka howgalayeen.
Machadka cilmi baarista waxa ay sidoo kale ku sheegeen inay ku talinayaan in la qalabeeyo ciidamada qaranka ee Soomaaliya, si ay iyaga amniga u sugaan, waxayna ku andacoonayaan in AMISOM aysan Shabaab ka adkaan karin.
Cabdirashiid Xaashi waa agaasimaha Machadka cilmi baarista ee Heritage, waxa uu Axmed Xaji Xasan uga warramay warbixintoodaasi.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *