Uncategorized

Video Qubanaha VOA: Doorashooyinkii Maraykanka oo Bilowday Iyo XAALADA Murugsan ee Soomaliya 2016 (Waraysi)

iftineducation.com – Waxaanu Halkan Idiinku sooo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA-da ee Todobaadkan Lagu soo qaatay qodobo xiiso badan waxaana Soo jeedinaya Xuseen Barre iyo Falastiin Axmed.




“Dalka Maraykanka oo ay ka Bilaabatay  Doorashooyinka Shaqsiyaadka doonaya Xilka madaxwaynaha oo Qabsoomay, Falanqayn ku aadan Xaalada Muragsan ee Soomaaliya ee ku aadan Sanadka 2016-ka, iyo Sidoo kale Qodobo Xiiso badan.




HALKAN KA DAAWO VIDEO


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *