Uncategorized

VIDEO : Kenya Oo Si Jees-Jees Leh Uga Hadashay Xanibadii RW CC Ee Garoonka Jomo Kenyatta

iftineducation.com – VIDEO : Kenya Oo Si Jees-Jees Leh Uga Hadashay Xanibadii RW CC Ee Garoonka Jomo Kenyatta


Kenya ayaa sheegtay in Sababta loo xayiray Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdiga la socda ay tahay in Ra’iisul wasaaraha uu soo gudbiyay oo kaliya inay la socdaan ilaa 8 qof, 




markii ay garoonka ka soo dageena waxaa Ra’iisul wasaaraha la socotay wafdi gaaraya ilaa 20 qof, 




waasida uu hadalka u dhigay sarkaalkii u hadlay dowladda kenya.







HALKAN KA DAAWO VIDEO


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *