Uncategorized

Vedio Fadeexad ah: Gabar Soomaaliyeed oo Banaanada Yurub ragga dibka u dhibanaayo

iftineducation.com Waxaa ay noqotay arin aad looga caroodo loogana naxo marka aad aragto muuqaalka gabar da’daahn 16 jir ah hase ahaatee dhaqankeeda uu doorsomay.






Gabadhan ayaa istaagay jidka laamiga ah kadibna waxaa loo daaray Music, iyadoo ragga jidka maraya ay ka socon waayeen kadib marka ay isku horgayso.






Gabadhan oo qeyb ahaan jirkeeda qaawan yahay ayaa ceyrsatay wiil madow ah oo jidka marayay taasna waa mid ay sameeyaan qaar kamid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee Qurbaha ku nool.






HALKAN HOOSE KA DAAWO:


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *