Uncategorized

“Sir Xasaasi ah” Iyo Sida ku ogaan laheyd hadii gacalisadaada ay rag kale kula shukaansato

iftineducation.com – Hadaba Webka shumis.NET oo aad ugu barateen in uu idiin soo gudbiyo wax walbo oo ku saabsan arimaha Bulshada Jeclelna in uu dhalinta iyo Bulshada qeebaheeda kala duwan ka haqabtiro waxa dunida ka jiro maanta waxa uu idiin hayaa warbixin sir ah aadna muhiim ugu ah ragga inta badan ku mashquula in gacalisadiisa ay qofkale shukaan sato ayaan waxaan jeclaaday in aan wax idiikaga ifiyo Sirtaan muhiimka ah.


Lamaanayaal fara Badan ayeey Caqabadi ka heysataa Sidii ay ku Ogaan lahaayen in Lamaantooda ay qalbiga ku Kaliyeysay iyo in ay u dhigeyso dabina jaceyl, oo Haadaan Lagaga ridiyo, iyada oo marka uu qofkaasi lajooga ay u muujineyso in nafteeda uu leeyahay kaligiis, qalbigana ay u hibeysay xili hor.


Hayeeshee Baaritaano ay sameeyeen quboro ku taqasusay Arimaha qoyska ayaa Waxa ay sheegayaan in in ay yar yihiin Lamaanayaasha sida daacadda ah qalbigooda isu amaahiyo, iyaga oo aan sameyneyn saaxibo fara badan oo lakala qarinaya, kuwaaso midba Habeen La qaabiliyo.


waa ay dhacdaa inta badan kala qarinta nuucan ah, balse Ragga Caqliga iyo garaadka u saaxibka ah waa ay ka dabaashaan Markii ay Lakulmaan Marxaladahan oo kale, iyaga oo isticmaalaya qidado ama taatiik aan la fahmi karayn.


Hadaba hadii aad rabto inaad ogaato ama uuba dhib kaa heystay , Sida ugu Fudud ee aad ku ogaan karto hadii lamaantaada qof kale kula shukaansato,


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *