Uncategorized

Ogow Ninyahow: Dumarku Ma Jecla in xubinta taranka raggu (ANACONDA) Oo kale Noqoto Midna Maskaxdaada ku hayso inaysan bahalka dheer jeclayn

iftineducation.com – Ogow Ninyahow: Dumarku Ma Jecla in xubinta taranka raggu (ANACONDA) Oo kale Noqoto Midna  Maskaxdaada ku hayso inaysan bahalka dheer jeclayn….


Daraaad dhawaan ay sameysay University of New Mexico oo ka hawl gasha wadamada mexico iyo maraykanka ayaa keentay su’aalo badan oo bulshadu mudooyin isla dhex marayeen oo ahayd dumarku ma guska weyn bay jecel yihiin mise ka yar ee adag oo naagta qancin kara taasi oo in mudo ah lawaday gusas caag ah oo tijaabooyin lagu sameeynayay 3D printer ah tijaabadaasina hadda waa ay hirgashay waxana laga soo saaray qiyaasta ugu fiicen ee guska kaasi oo dumarka qancin kara wax xanuun ahna aan wadan haddaba ninyahow iska saar cuqdada ku haysa ee ah inaad gus weyn yeelato maaha qasab inuu ninku gus weyn yeesho sababto ah dumarku waa bini aadam sida adigu aanad u jeclayn siil weyn oo balaq ah ayaysan iyaguna u jeclayn guska anaconda ga haddaba natiijadii lasoo saaray iyo qiyaasta guska macquulka ah hoos ka akhrise


15.2 waa guska caadiga ah ee qofka ninka ahi leeyahay


12.2 waa gus yar oo haddana adag wax qabad wanaagsana leh


intaas marka laga soo gudbo qiyaasta saxda ah ee la isku afgartay waxay noqotay 16.3cm oo ah qiyaasta ugu fiican ee guska labada lamaanena u hor seedaysa guul iyo jaceyl lagu nagaado


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *