Uncategorized

Naxdin: Alshabaab oo Gabar yar ku hor Toogtey Hooyadeed iyo Walaalkeed

iftineducation.com – Naxdin: Alshabaab oo Gabar yar ku hor Toogtey Hooyadeed iyo Walaalkeed


URURKA ALSHABAAB ARXAN daranaa ninyahow


waxey ku dhiiradeen gabar yar oo argagax la ooyneyso ineey ku hor toogtaan hooyadeed iyo walaalkeed weyn


arintaan oo gabadhaan ku beertay cabsi iyo argagax aan ilaa hada laga soo kabsanin


muuqaalkaan hadaa dawato gabadhaan waaba argagaxeee


kuwaan ilaahey cadaab ha usoo dadajiyo umada waa cabsi iyo argagax galiyeenee waliba ilma badan ayey agoonteeyeene 


hadaba daawo gabadha yar oo hayadeen iyo walaalkeed lagu hor dilay waxaana saas yeelay alshabaab




GUJI HALKAAN KA FIIRSO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *