Uncategorized

Muxuu ka Yiri Sanjey Dutt in maanta markii ugu horeysay uu Xuriyad helo tan iyo 1993-dii

iftineducation.com – Hadal kooban ayuu Sanjey Dutt ka yiri siideysmadiisa maanta maadaama uu dhameystay xukunkiisii xabsiga mudada dheer.




Koox wariyaal ah ayaa ku sugnaa banaanka Xabsiga.




Dutt waxaa la su’aalay sida uu dareenkiisa maanta uu yahay maadaama uu soo leefay shansano xabsi.




“Ma fududa inaad hesho Xoriyad aad ku socoto, waxaana  u sabab ah waxa maanta dhacaya yacni siideysmadeyda taageerayaasheyda ayuu ku daray Dutt.




1993-dii ayaa lagu soo eedeeyay inuu ka dambeeyay qarax ka dhacay Mumbia.






Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *