Uncategorized

Maxaa kala haysta naafada Hargeysa iyo qaar ka mid ah darawaliinta magaaladaas?

iftineducation.com – Dadka naafada ah gaar ahaan kuwa wata baaskiilka curyaamiinta ayaa waxay ka cowdaan baabuurta oo wadooyinka magaalada Hargeysa markay marayaan ay garbiyaan amaba jiidhaan.


Maxamuud Khaliif Xasan, waa nin naafa ah oo ku wata baaskiil wadooyinka magaalada Hargeysa, weriyaha BBC Axmed Saciid Cige, 




ayaa bartamaha magaaladaasi waxa uu kula kulmay ninkaasi, 


warbixintan ayuuna inooga diyaariyay dhibta ay baabuurtu ku hayaan


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *