Uncategorized

Markab Dagaal Oo la siiyay Soomaaliya -Muuqaal

iftineducation.com – dowlada somaliya ayaa waayadaan dowlada badan deeq ula soo gurmadeen 


dowladaha shishiiye badanaa waxey ku caawinaayeen baabuur loogu tala galay ciidamada military ga iyo policeka 


halka qaarna ay ka saacidayeen dhanka hubka iyo gandalahaya


dowladaha shisheeye qaarna waxey ugu deeqeen ciidamada cirka somalida helicoptaro waa weyn


hada dowlada mareykanka ayaa cidamada bada somaliya ugu deeqday maraakiib casri noo ah anaga balse dowlada mareykanka ka noqday xagooda hool gab 




hadaba daawo markabkaan somali loogu deeqay orod badan




GUJI HALKAAN KA FIIRSO MUUQAALKA




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *