Uncategorized

Hoteelka SYL oo at al-Shabaab weerartay

iftineducation.com – Laba qarax oo xoog leh, ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho.




Hoteelka SYL, oo u dhow koontaroolka koowaad ee madaxtooyada, ayaa qaraxu koowaad ka dhacay, iyadoo kadibna rasaas la maqlay.




Waxaa ka dambeeyay qarax kale oo isla goobta laga maqlay 40 daqiiqo kadib.


Al-Shabaab oo BBC la soo xiriirtay ayaa sheegatay in ay gudaha u gashay hoteelka oo rag hubaysan oo ka socdana ilaa hadda ku jiraan




Lama oga ilaa hadda cid wax ku noqotay, lamana xaqiijin karo sheegashada al-Shabab.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *