Uncategorized

Gabdho please is ilaaliya oo Qaata waanada gabadhaan Runta ayeey ka hadashay

iftineducation.com – Digniin culus qaas u ah gabdhaha, Jawiga oo fiican xataa is ilaalin waa in ay jirtaa, raga iska ilaaliya maaha sheekada, odayaasha nacana maaha, ee bal digniintan ila fiieri sister if you are rag please ha aqrin
Maalin maalinta ka danbeesa aduunka heer ayuu sii gaarayaa dadkana waa ay sii xumaanayaan
dad way sii fiicnaadaa oo aqli ayaa u siyaada , dadna si xun ayay u ilbaxaan


Macquu waxaa ah in aad la socoto dhalinyaro Somali ah qaar kood in ay ku dheel dheelaan sharafta gabdha, waxaas waxaa ka daran dadka qaar oo sheekadooda layaab weyn leh
Hadii aan lacag intaa la eg la isiin gabadha idiin furi mayo


Hayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey rag furiin ka ka dhigay ganacsi, maxaa dukaan meey waayeen so sorry sister sheekada sii aqri


Waxaa dhacday in wiil Somali ah gabar uu qabay sheeko bootis ah u keenay micnaha biil xumo iyo in aan gabadha waxba siin… arinka waa uu xumaaday gabadhii furiin ayay dalbatay maadaama faa’iido aysan ku qabin sida ay sheegtay, kadibna furiinka lacag ayaa kaa xigta la dhahay $10,000 ( Toban kun oo dollar ) ayay dhiibtay si loo furo ayadoo xataa kir la dhahay lacagtii meherkeeda OH Sorry… sister sii aqri sheekada.


arinka intaa kuma ekeen, ee wiil south of Africa jira oo gabar Somali ku qabay ayaa maqlay in gabadh cidooda ah sidaa lagu sameeyay, asigana waxa uu qabay gabar cida wiilka sidaa wax u galay ah, waxa uu maray wadadii wiilkii hore camal asigoo gabadha ka qaatay lacag badan si uu u furo..oooh sii aqri sister


hada sheekada labada cid waxa ay mareesaa, in ay kala disheen laba gabar oo masaakiin ah, laakiinse waxaan ogahay in ay labada cin mid kamid ah wiil usoo diri rabaan Nairobi Kenya si uu gabar labvaad oga xumeeyo cida kale xataa ayagoo cidiisa ay bixineeso lacagta safarkiisa iyo midi uu ku dagi lahaa, mar si uu usoo qabto lacag weyn …gabarna u xumeeyo


GUJI HALKAAN EE DAAWO


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *