Uncategorized

Dhiig Baxa inta Lagu Guda Jiro Maalmaha Dhiiga Caadada…

iftineducation.com – Dhiig Baxa inta Lagu Guda Jiro Maalmaha Dhiiga Caadada…


Inta lagu jiro caadadaada, ukunta ay isqaban waayaan shahwada jirkaaga way ka soo baxaysaa.




Haweenka badankooda caadadooda waxay u timaadaa 28 maalmoodba mar. 


• Mar marka qaarkood wax ka yar (waa 35 maalmoodba mar). 


• Mar marka qaarkood wax ka badan tahay (waa 21 maalmoodba mar). 


Caadadaada waxaad qabaysaa inta u dhaxeyso 2 ilaa iyo 7 maalmood. Inta ay ku haynayso waxaa laga yaabaa in ay bil kasta isbadesho


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *