Uncategorized

DAAWO VIDEO : Bashaalka Xeebta Kismaayo Iyo Qurba Joo Aad U Buux Dhaafisay”VIDEO

iftineducation.com –  DAAWO VIDEO : Bashaalka Xeebta Kismaayo Iyo Qurba Joo Aad U Buux Dhaafisay”VIDEO


Magaalada Kismaayo ee maamulka JubbaLand waxa ay noqoneeysaa mid si weyn uga soo reeyneysa dhibaatooyinkii ay ku reebeen Al-Shabaab waxa ayna shacabku kawadaan damaashaad lixaad leh
Labo xeebood oo ku taala Kismaayo waxa ay qurba joogta Soomaaliyeed & Kuwa sida gaarka ahba uga soo jeeda Kismaayo ay ka dhigeen fantastiyo caalami ah maalmaha Jimcaha & Khamiista.
Hadaba waxaad moodaa in Xeebta Liido ee Muqdisho laga dhaxlayo dhaqamo dhowr ah oo aysan jecleeysan Shacabka daljooga ahi laguna arkayo xeebaha Kismaayo.



HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *