Uncategorized

Daawo Sawirada” Muhaajiriinta ku sugan Giriiga oo bilowday inay is dal-dalaan

iftineducation.com – Dhacdadaani ayaa waxa ay ka dhacday dalka Giriiga kadib markii Muhaajiriin kasoo jeeda dalka Pakistan ay ku dhaqaaqen fal is dal-dalaad ah.


Muhaajiriintaani ayaa falkaasi is dal-dalaada ah ku dhaqaaqay markii ay ku adkaatay nolosha islamarkaana Dowlada Giriiga ay kusoo rogtay hakat la xiriira dhanka socdaalkooda.


Labo kamid ah Muhaajiriintaasi ayaa xargo kasoo laaliciyay geed ku yiilay xero ay ku jireen, waxa ayna ku dhaqaaqen inay is ceejiyaan, hayeeshee waxaa u gurmaday qaar kale oo kamid ah muhaajiriinta oo badbaadiyay.


Dalka Giriiga ayaa la ciir ciiraaya Muhaajiriin aad u badan oo badankooda kasoo jeeda dalalka carabta.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *