Uncategorized

Daawo: Barnaamijka Qubanaha VOA-da oo lagu soo qaatay Qodobo Xiiso badan

iftineducation.com – Daawo: Barnaamijka Qubanaha VOA-da oo lagu soo qaatay Qodobo Xiiso badan


  Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA-da ee Todobaadkan, waxaana soo jeedinaya Xuseen Barre aadan iyo Falastiin Axmed Iimaan.




Waxaad ku daawan doontaan qodobo xiiso badan oo ay ka midyihiin Xiisad ka dhextaagan madaxwaynaha dalka Maraykanka iyo Xisbiga Jamhuuriga, Sidoo kale waxaa qayb ka ah warbixin ku aadan Xaalado adag oo ka taagan Deegaano ka tirsan Gobolka Nugaal.




HALKAN KA DAAWO VIDEO



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *