Uncategorized

C/weli Gaas oo Magacaabay 10 Xil oo layaab leh kuna cusub Jagooyinka Soomaaliya

iftineducation.com – Madaxweynaha Puntand Cabdiwali Cali Gaas, oo horay u ahaa Wasiir Iyo Raisal-Wasaare Soomaaliyeed lagana filayay inuu soo kordhiyo Habraac Dowladnimo Iyo Heykal suubaan ayaa taa badalkeedu noqotay, Lamoodse noqon weyday.


Bal aan eegno Madaxweynaha Puntand Xilalka uu Magacaabay ee aan Dowladnimada Iyo Habraaca Maamul meelna kasoo galin. Waxaa Yaab leh Xilalkaan hoosta ku xusan Puntland maku haboon yihiin?

Cabdiweli_Gaas_Dagaalkii_Galgala

1) Agaasimaha Maamulka Lacagta Madaxtooyada
2) Agaasimaha Qurbajoogta
3) Agaasimaha Baratakoolka Madaxtooyada
4) Agaasimaha Fanka Iyo Suugaanta Madaxtooyada
5) Afahayeenka Qurbajoogta
6) Xiriiryaha Shirkadaha Bataroolka Iyo Madaxtooyada
7) Agaasimaha Amniga Ayraboorka
8) Xiriiryaha Dowlada Federaalka Iyo Puntland
9) Agaasimaha Jinsiyadaha
10)  Xiriiryaha Dakada Boosaaso Iyo Madaxtooyada.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *