Uncategorized

Caasimadda Hindiya, Delhi oo biyo la’aan ah

iftineducation.com – Magaalada caasimadda u ah Hindiya ee Delhi, waxa ay wajeheysaa biyo la’aan xun kaddib qalalaasaha xaq u dirirka eek a socota gobolka ku dhagan ee Haryana.


Dibad baxayaal ka socda qomiyadda Jat waxa ay burburiyeen qalabka kanaalka Munak, oo ah isha ugu weyn ee caasimadda ay biyaha ka hesho.


Xubnaha dowladda Delhi waxa ay soo saareen amar lagu yareynayo isticmaalka biyaha, waxayna sheegeen in qeybo kamid ah magaalada ay maanta biyo la’aan noqoneyso.


Dhammaan iskuulada ayaa Isniinta la xiridoonaa.
Qowmiyadda Jat waxa ay ka careysan yihiin, hanaanta qoondada ragga.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *