Uncategorized

Baaritaan gacan lagu sameeyo:Isaga ama iyada ayaa hal ama laba faro dhexgelinaayo siilkaaga dhexdiisa.

iftineducation.com – Baaritaan gacan lagu sameeyo:Isaga ama iyada ayaa hal ama laba faro dhexgelinaaya siilkaaga dhexdiisa…



Baaritaanka gacanta lagu sameeyo waa marka takhtarka uu isticmaalayo mid ama laba farood si ay u hubiso in ilma-galeenkaaga iyo ugxan sideyaashaada (waa barta jirkaaga ukunta uu ku keydiyo) inuu caafimaad qabo. 


1. Isaga ama iyada ayaa hal ama laba faro dhexgelinaayo siilkaaga dhexdiisa. 


2. Takhtarka ayaa sidoo kale laga yaabaa in ay dabada farta geliso (halka xaarka ka soo bax) si buro ama wax soo kuusan looga baaro.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *