Uncategorized

Arrag Sawiro laga helay Ragii Xalay Weerarka ku qaaday Hotel SYL & Meydkood oo..

iftineducation.com – Ciidamada NISA ayaa Qaraxayadii Xalay ka hor toogasho ku dilay 2 kamid ahaa maleeshiyaadkii la soctay gaarigii Yuudhiiga ahaa ee bilowga lagu qarxay meel u dhaw hotel SYL.


Meydadka ragga idiin muuqda ayaa ah kuwa maleeshiyaadkii toogashada ay ku dileen Ciidamada NISA, 


waxa ayna Saraakiishu sheegen in xiliga uu gaariga Qarxaayay ay bursanayeen Ciidamada Nabadsugida Qaranka.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *