Uncategorized

Arrag Sawirka: Musuqa ka taagan Somalia oo saameyn ku yeeshay meel aan laga fileynin

iftineducation.com – Musuq-maasuqa iyo Qaran naceybka ayaa Somalia ka gaaray heerkii ugu danbeeyay waxaana arrintaasi lagu muujiyay Sawir Gacmeedkaani.


Sawirkaani ay ku jirto Xikmada ayaa u taagan in musuq-maasuqa uu gaaray heer la faquuqo ciyaartooyda Qaranka gaar ahaan dumarka kubada gacanta dheelo.


Sawirkaani ayaa waxaa lagu soo qaatay Gudoomiyaha xiriirka Somaliyed ee kubada kolayga kaasi oo cadeynaaya mowqifkiisa ku aadan u shaqeynta Qaranka iyo ujeedka uu mas’uuliyadaasi u qaaday inay tahay dhaqaale uruursi.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *