Uncategorized

Arimahaan Xaaskaaga Xasilooni ayeey ka heshaa joogteey

iftineducation.com – Inta badan Raggu waa kuwa baadi goob ugu maqan sidii ay xaaskooda u siin lahaayeen jaceyl waaran una heli lahaayeen guri ku dhisan farxad iyo Jaceyl qalbiga ka yimaad.


daajis.com ayaa ku siineeysa tilmaamo muhiim ah oo aad xaaskaaga uga kasban kartid jaceyk waara kaasoo qoyskiisa farxad kusoo kordhin kara.

Waxaa wanaagsan inaad mar walbo dareento baahida xaaskaaga haku ekaan oo kaliyah inaad u sameyso waxa qalbigeeda kasoo go’ay oo ay iyadu kaa codsato ku dadaal inaad wax walboo qalbigeeda ku qarsan ka dhigto wax aan agtaada ka fogeen u samee waxyaabo badan oo cajiib galin kara adaa iiga aqoon roone.

Waxaa muhiim ah inaad ula dhaqanto xaaskaaga sidii qof aad xalay soo guursatay oo kale hadii aad sanado qabto xitaa sababtoo ah marnaba kama daasho Amaanta iyo kool kooliska.


Ula dhaqan sidii Hooyadeed oo kale sii muhiimad gaar ah la wadaag murugada iyo farxadaha mar walboo xaaladu ka cakir mato waxaad u noqotaa masaxe mid ka tir tira siiyana farxad ku filan.

Haweenka lagama maro inaad ka dhigato saaxiibkeda gaarka ah oo ay mar walbo waxa isku qarsadaan marwalbood soo dhaweysato waxaa kusoo dhawaanaya qalbigeeda jaceylkeedana gacanta ayaad ku dhigeysaa.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *