Uncategorized

WASMADA UGU MACAANKA BADAN IYO INTA AY SOCON KARTO…WAXA UGU BADAN OO NINKA CAAFIMAADKA QABAA UU WADI KARAA WASMADA…

iftineducation.com – Wasmada ugu Macaanka badan iyo inta ay socon karto…waxa ugu badan oo ninka caafimaadka qabaa uu wadi karaa wasmada….


Qubarada ku xeel dheer caafimaadka galmada ayaa sheegaya in mudada ugu dheer ee in ay socoto ciyaarta sariirta ay tahay 12- daqiiqo ila 31-daqiiqo , iyadoo dhab ahaan galmada socotoa 15- daqiiqo  ay tahay tan ugu mac ( In Malabyarowga iyo xubinta haweenka isku miriqsanaadaan ilaa sedex daqiiqo).




Ragga badan ayaa jecel oo aamisan in mudada ay soconeyso galmada dheereeyaan halka haweenka inta badan aysan ka helin mudada garaacidda soconeyso .


Waxaana xusid mudan in arintaas  ay tahay quraafaadka ragga iska dhaadhiciyeen iyadoo haweenka raaxada ka helaan galamada waqtiga gaaban ku dhacda


RIIX HALKAN OO AKHRISO QAABKA LOO BADIYO GALMADA


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *