Uncategorized

Wasiir Shaaciyay in Passborka Soomaaliya Dunida Ugu necebyahay Asagana ah Soomaali

iftineducation.com – Ayadoo dhawaanahaan Maamulka Somaliland oo degaanadiisa ka waday qorshayaal looga masaafurinaayo dadka aan sharciga ku heysan oona qeyb kayihiin Soomaalida koofurta kasoo haajirtay kuna nool degaanadaas.


Idaacada VOA ayaa wareysatay wasiir waran cadde ayaa weydisay sababta soomaalida loo rafaayo xili ay wariyada wareysiga qaadayse wasiirka ku sheegtay in asaga qudhiisa isticmaalo passborka soomaaliya.


Wasiirka ayaa mar qura lasoo booday Acuudi bilaahi ma isticmaalo passborka soomaaliya asagaana dunida ugu necbahay mana doonaayo ayuu yiri wasiir waran cadde oo ah wasiirka arimaha gudaha maamulka Somaliland.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *