Uncategorized

Waran Cadde Beesha Abgaal Ha Daaweysato Xasan Sheekh Maskaxdu La’yahay

iftineducation.com – Wasiirka Arimaha Gudaha Maamulka Lamagac Baxay Soomaaliland ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan sheekh maxamuud saa id oga xanuunsanaayo maskaxda.


Wasiirka ayaa shaaciyay in Beesha Xasan sheekh ka doonayaan in ninkaan madaxweynaha u ah in daaweystaan ayna hubiyaan Caafimaadkiisa dhanka Maskaxda waa sida oo hadalka udhigay Wasiir waran cadde.


Tani aya aimaatay xili Dowlada soomaaliya shaacisay in maamulka somaliland qeyb kahaa shirkii wadatashiga isla markaa awood qeybsiga dhankooda ka qaatay ayuu wasiirka ku tilmaamay in soomaaliya inteeda kale is macsalaameeyeen 25 sano kahor.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *