Uncategorized

Sawirada weerarka xeebta Liido

iftineducation.com – Sawirada weerarka xeebta Liido




Wararka ka imaanaya Muqdisho waxa ay sheegayaan in ugu yuaraan 20 qof ay ku dhinteen weerarkii xalay fiidkii lagu qaaday maqaayado ku yaalla Xeebta Liido. 




Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay masuuliyadda weerarkaasi.




Adaa yaabi doonee sawirada halkaan hoose ka fiirso


xaasidsanaa alshabaab waa yaabee aniga bisinka


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *