Uncategorized

MUUQAAL Xanuun badan oo Laga soo duubay dadkii Ehelkooda ku waayey iyo Dhaawacyadii Weerarkii XEEBTA LIIDO

iftineducation.com – Cisbitaalka madiina ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu Booqday dadkii ku waxyeeloobay weerarkii ka dhacay Xeebta Liido, Waxaana dadkaasi kamid ahaa wiil Aabihii iyo Laba ka mid ah eedooyinkii ku waayey Weerarka.


Sidoo kale Cabdifataax Maxamed Khayre oo ay Laba Gabdhood oo walaalihiis ah iyo Wiil walaalkii ah ay ku geeriyoodeen weerakaasi, Wuxuuna sheegay inuu hada Isbitaalka kula Jiro wiil uu dhalay walaalkiis.


Sidoo kale dhaawacyada ayaa waxaa soo booqday Arday aad u badan kuwaasi oo cabiray dareenkooda ku aadan dhibaatada soo gaadhay Walaalahood.


HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *