Uncategorized

Maamulada Soomaaliland iyo Khaatumo oo mar kale ku Dagaalamay…..

iftineducation.com Wararka ka imaanaya degaanka Kala-beyr ee Gobolka Sool ayaa sheegaya inuu halkaa ka dhacay Dagaal u dhexeeya Ciidamada Maamulada Somaliland iyo kuwa Khaatumo.

Dagaalka ayaa la sheegay inuu mudo qaatay,iyadoo aan la ogeyn Khasaaraha Dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay Dagaalka.

Sidoo kale  Xalay ayaa waxaa Degaanka Balicad ee Gobolka Sool ka dhacay Dagaal u dhexeeya Ciidamada Labadaasi Maamul.

wali lama hayo Khasaaraha Dhimasho iyo Dhaawac ee soo kala gaaray Ciidamada halkaa ku dagaalamay.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *