Uncategorized

Jidadka Hargaysa oo la ballaarinaayo

iftineducation.com – Dawladda hoose ee magaalada hargeysa ayaa ku dhawaaqday qorshe cusub oo wadooyinka magaalada Hargeysa ee ciriiriga ku ah gaadiidku isticmaala ay haatan ka dhigeyso dhinac walba dhawr haad .





Duqa magaalada Hargeysa Cabdiraxman maxamuud Caydiid ayaa sheegay in qorshahan lagu fulinaayo qalab culus oo ah qalabka dhismaha wadooyinka oo hadda ay soo iibsatay dawlada hoose ee hargeysa .




Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa tegay goobta qalabkaasi cusub oo lagu shaqeenaayay , kadibna warbixintan nooga soo diray?






Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *