Uncategorized

GEERAAR JACEYL AH HABOONEEY ILHAAN HAYBAD ADAA KA SITEE..! REAL LOVE

iftineducation.com – Habooney Ilhaan
Haada iyo shimbiraha
Heybad adaa ka sidatee
Hanaankaaga wacanbaa
Halbowlaha igooyoo
Hurdo waan ka quustee
Hud-hudka iyo shimbirahaa


Haatuf iigu sheegay
Hadaad aragto Ilhaan
Hamuuntaada caashaq iyo
Hamigaada u sheeg
Hidihii dhaqankaad
Huunooy sidataa
Ha’ii jabinin nacabkee
Hiil ii noqo abaayo
Hadalkaan oran lahaa
Hoosta adaa ii dhigtee
Huunooy waaban kaa helay


Runtii aragtidaadan ku arkay waan ku liibanay quruxeey siil macaaneey


Waligay maan arkin naag kaa siil macaan


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *