Uncategorized

Dumarka Casriga iyo Shanta waxyaalood ee soo jiita

iftineducation.com – Shan waxyaalood ayaa la dhahay naagta aad bay uga heshaa, naagtii shantaas ninkeeda ka hesho lagama yaabo inay la dagaallanto.



1- ninka inuu yahay nin iyada ixtiraamo


2- ninka inuu yahay nin deeqsi ah


3- isaga inuu yahay nin run badan


4- inuu yahay nin farxad badan oo la kaftamayo


5- inuu yahay nin istiin badan oo aan isaga raaxadiisa keliya eegaynin ee fiirinaya xaaskiisa raaxada ay u baahan tahay, marka ninka wata shantan astaamo aad bay u jeclaanaysaa xaaskiisa.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *