Uncategorized

Daawo”Faah faahin ku Saabsan Qaabkii oo u dilday Wiilkii Soomaaliga ahaa Gabar u dhalatay….

iftineducation.com – Wiil Soomaali ah oo qaxooti ah ayaa waxaa la sheegay inuu Gabar Swedish ah oo ku dilay dalkaas Sweden ka dib markii uu Tooreey la dhacay iyadoona ay gabadhaas ay ugu geeriyootey Isbitaalka dhaawac ka soo gaarey mindiyeentaas.

Wiilkaan Soomaaliga ah oo aan magaciisa la shaacin ayaa waxaa la sheegay inay da’adiisu ay tahay 15 sano jir islamarkaana uu ku jirey xero qaxooti oo ku taala magalada Mölndal oo ah magaalo ku taalo duleedka magaalada Gothenburg ee dalkaas Sweden, Wiilkaan ayaa waxaa uu Tooreey la dhacay gabar lagu magacaabi jirey Alexandra Mezher oo 22 sano jir ahayd islamarkaana ka mid ahayd shaqaalaha xerada qaxootiga ee uu wiilkaas Soomaaliga ah uu ku jirey, Xeradaas oo ahayd xero ay ku jiraan caruurta qaxootiga ah ee aanay cidna wehelin iyadoona ay halkaas ama xeradaas ay ku jireen caruur ay da’adoodu u dhaxaysay 14 sano jir ilaa 17 sano jir.




HALKAAN KADAAWO




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *