Uncategorized

COD:RW Cumar oo Gaas Xasuusiyay Arin oo Hilmaamsanaa oo Darood u Arkaan….

iftineducation.com – Reysal wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, ayaa difaacay qodobbadii ay dowladda Soomaaliya ka soo saartay shirkii madasha wadatashiga qaranka ee doorashada sanadkaan 2016.



Cumar Cabdi Rashiid ayaa tilmaamay in Soomaaliya aysan suura gal ka ahayn nidaam heer deegaan, Puntland aysan xaq ulaheyn in ra’yigeeda la qaato.



“Puntland aan xasuusiyo ineysan deegaanadooda ahayn heer deegaan, marka ay iyaga ka baxaan nidaamka ay ku shaqeeyaan ayay Soomaali weyn ka bixi kartaa”ayuu yiri Cumar Cabdi Rashiid




HALKAAN KADHAGEYSO


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *