Uncategorized

Daawo dabiici ah oo adkeysa naaska dhacay Daawo muuqaalka

iftineducation.com – Naasaha dhacsan sida loo adkeeyo oo kor laagu soo qaado, waxaan idin sheegaynaa maanta daawo dabiici ah oo aad u qiima badan oo aad ku soo celin kartid naaskaaga sida la rabay naas adag oo taagan si ninkaaga aad uga farxisid, Waxaad isku labaysaa malab saafi ah iyo bur marka ay si fiican isugu qasmaan waxaad marinaysaa naasaha seddex…

Continue Reading

Uncategorized

8 Qalad Oo Ay Raggu Sameeyaan Xiliga Kulanka Sariirta Oo Naagaha hawo Kukala Gooya

iftineducation.com – Ha U Qaadan In Aad Tahay Qaamuus: Ha isu maleyn adiga oo tix raacaya dhowr guur ama aqriska buugaagta iyo bogaga ka hadla aqoona sariirta in aad ku noqoneyso xariif ku xeel dheereeya xariirka nolosha sariirta oo ku xeel dheer qaabka l kiciyo dareenka haweeneyda ogoow wax haweeney kicinaya dareenkeeda raaxana u ah in mid kale uusan u aheyn…

Continue Reading

Uncategorized

Xal maku jiraa in caasimadda Soomaaliya Xamar laga raro? [Op-Ed]

iftineducation.com – Caasimadda in Xamar laga raro, in awoodda Xukuumadda loo kala qeybiyo degmooyin kale, iyo in fadhiid la ahaado abid. Dastuurka dalka waxaa uu qorayaa sidaa kor ku xusan. Haddaba Xamar waa ku meel gaar inta dastuurkan la dhaqan gelinayo. Intaa ka hor, waxaa habboon in eego sabaha dhaliyey in caasimadda dalka laga tashado rugteeda. Sabab Colaad gaamurtay. Weerar joogta…

Continue Reading

Uncategorized

Labo ciyaaryahan oo laga walwalsanyahay

iftineducation.com – Waxaa sii kordhaya walaaca laga qabo labo qof oo ka mid ah ciyaaryahanada hirarka badaha ku dheela oo reer Australia ah kuwaas oo la waayay labaatankii bishan kaw iyo tobnaad iyaga oo ku sii socday dalka Mexico. Dean Lucas iyo Adam Coleman, labadooduba waxay ahaayeen 33, waxayna ku noolaayeen Canada, waxayna u anbabaxeen bartamaha America si ay hirarka badda…

Continue Reading

Uncategorized

Muslim teenager ‘judged by Heathrow Airport staff

iftineducation.com – An American Muslim was detained for 13 hours after flying into a UK airport because of her faith, she says. Ayan Mohamud, 18, who arrived at Heathrow Airport, said she felt she was being “judged” in the wake of the Paris terror attacks. “I wasn’t expecting to be interrogated or held in a room for hours,” said Ms Mohamud,…

Continue Reading

Uncategorized

Blackberry oo Pakistan isaga baxaysa

iftineducation.com – Shirkadda taleefanada samaysa ee Blackberry ayaa joojinaysa in ay ka hawlgasho dalka Pakistan dhamaadka sanadkan 2015. Sababtu waxay tahay dawladda Pakistan oo ka codsatay shirkadda in ay la socoto khadka macamiisheeda. Dawladda Pakistan waxay doonaysaa in ay la socoto fariinkaste iyo E-mail kaste oo laga diro taleefanka, sida ay shirkaddu sheegtay. War qoraal ah oo ay shirkaddu soo saartay…

Continue Reading

Uncategorized

DOWLADDA KENYA OO CIIDAMO BADAN IYO DIYAARADO HELICOPTER AH GEYSAY XUDUUDA SOMALIYA IYO KENYA U DHAXEYSA

iftineducation.com – Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya xuduuda Somaliya iyo Kenya ay wadaagaan ciidamada Kenya ayaa halkaasi waxa ay soo dhoobeen ciidan aad u badan iyo Diyaarado Helicoptero ah. Ujeedka ka dambeeya arintaan ayaa waxa ay tahay in Kenya ay adkeysay ammaanka xuduuda si aysan halkaasi uga tallaabin dagaalyahano ka tirsan Shabaab, maadaama Shabaab todobaadkaan gudihiisa ay qabsadeen deegaan…

Continue Reading

Uncategorized

QAADKA KENYA KA BAXA OO LA OGAADAY IN AWOODDA RAGGA UU WAX U DHIMO –

iftineducation.com – Somaliyaa hori ugu maah maahday “qalbi qooqan iyo qooraan wax tarin qaadoow adigaa leh” ayagana maanta ayey daraasaad ku ogaadeen in awooda raganimada wax u dhimo hoos ka aqriso daasaadka kenya maanta ogaatay” “Jaamacadda Moi ee Magaalada Nairobi, ayaa waxay toddobaadkan soo bandhigtay daraasad ka warameysa dhibaatooyinka ka dhalan kara cunista qaadka. Gaar ahaan qaadka ka baxa dalkaasi…

Continue Reading