Uncategorized

DOWLADDA SOOMAALIYA OO HESHIIS LA GASHAY SHIRKAD SHARCI-YAQAAN CAALAMI AH

iftineducation.com – Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta, waxay ku faraxsan tahay in ay howlgalisey lataliye’yaal sharci-yaqaano caalami ah, si ay uga caawiyaan howlaha la xiriira diyaarinta habka Heshiiska Wax-Soosaar Wadaagga (Production Sharing Agreement, PSA). Ayadoo loo raacayo habka tartanka qandaraasyada furan, oo ay gacan ka geeysatay hay’adda African Legal Support Facility (ALSF), ayaa tartanka Mashruuca Wax soo saar Wadaagga ee loogu magac…

Continue Reading

Uncategorized

UK oo laga cabsi qabo dabaylo cusub

iftineducation.com – Roobab xoogan iyo dabaylo ayaa laga filayaa inay ka dhacaan dalka UK. Sidoo kale daadad ka dhasha dabaylahan ayaa cabsi laga qabaa Waxaa jira ilaa afar digniin oo ku saabsan walwalkan la muujinayo waxaana dowlada laga dalbanayaa inay tilaabooyin degdeg ah qaado daadadkii dhashay maalmahan ayaa keenay inay xitaa dumaan buundooyin Booliska ayaa sheegay in dad tuugo ah ay…

Continue Reading

Uncategorized

SHABAAB OO QARAXYO IYO DILAL UGU HANJABAY XUBNAHA DOWLADDA SOMALIYA LA SHAQEEYA

iftineducation.com – Afhayeenka dhanka howlgalada Ururka Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab ayaa ugu hanjabay Dadka la shaqeeya Dowladda Federalka Somaliya inay la beegsan doonaan dilal qorsheysan iyo Qaraxyo.  Abuu Muscab wuxuu sheegay Ciidamada Shabaabka ee howlgalada ka fuliya Magaalada Muqdisho inay laba jibaareen beegsiga Dadka Dowladda la shaqeeya.  “Camaliyaadkii ka socan jiray magaalada Muqdisho waxaad mooddaa in ay sar ukaceen ilaah…

Continue Reading

Uncategorized

Facebook oo la dacweeyay

iftineducation.com – Sharikkada Facebook ayaa waajahaysa laba dacwadood , kadib markii xaakin Maraykani ahi uu sheegay in saamilaydu ay dacweeyn karaan sharikkada kadib markii ay mari habiibsay markii lasoo bandhigayey saamiyada sharikada 2012kii. Maalgaliyayaasha ayaa shegaaya in sharikadu qarisay odoroska koritaanka ee sharikadda,iyagoo sheegay in lacag badan waayeen kadib markii ay saamiyada sixir barar ku iibsadeen. Facebook ayaa sheegtay inay ka…

Continue Reading

Uncategorized

Sagal ” Jaceylka Aan U Qabo Ayaan La Xanuunsanaya isagana Wuu igu Gacan Seeray, Markii Loo Sheegay…

iftineducation.com – Waxa ay Warqad Talo Celin ah Naga Soo Gaartay Gabar Magaceeda Ku Sheegtay Sagal C/raxmaan oo Ku nool Magaalada Muqdisho Waxa ayna Qoraalkeeda Ku Bilowday Sida Tan:- Marka Hore Waan idin Salaamay Bahda Shabakadda Dhaayaha.com Salaan Kadib Waxaan Maanta ahay Talodoon La Ciir Ciiraya Arimo is Biirsaday ee Hoos aan Idinku Bayaaniyo Sida Wax u Jiraan. Waxaan in Mudda…

Continue Reading

Uncategorized

XOG: Turkida oo Muqdisho ka bilaabaya Qorshe aad kaga nixiyay Alshabaab.

iftineducation.com – Turkida ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa ku howlan hirgalinta Saldhig Ciidanka Millatariga kaasoo ay ka howl gali doonaan Ciidan turki ah sida aan Xogta ku helnay. Saldhigyada ay Dowlada Turkiga ka hirgalineyso magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hortagayaa Kooxda Al-shabaab oo hoostagta Al-qaacida iyo xagjiriinta Daacish ee iminka kusii baahaya wadamada qaar. Saldhiga Turkiga uu ka hirgalin doono magaalada…

Continue Reading

Uncategorized

Hababka baashida iyo dhunkashada nuuca ay Dumarka ugu kacsi badanyihiin (+siro+talooyin)

iftineducation.com – Dhunkashadu waa qayb aad u muhiim ah oo ka mid ah nolosha waana furaha koowaad ee macaanka raaxada haddii laga tagana waxaa hubaal ah in noloshaas aad dhisayso aysan nah yeelanayn ama dha-dhanku ka duulayo(ka dhumayo). si aad iskaga ilaaliso qaladaadka ka imaada aqoon la’aantaada dhunkashada isla markaana aad u dhistid xiriir tayo leh waxaan kuusoo gudbinaynaa talaabooyinka muhiimka…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Hadii aad sidaan sameysid Adiga iyo naagtaada Halmar ayaad isla biya baxeysiin

iftineducation.com – Waxaa la cadeeyay oo Afti la sameeyay lagu sheegay in 70% haweenka aysan helin macanka gariirka galmada taasina ay sabab u tahay iyadoo ninka uusan sameyn gogol xaar bashaal ah oo ku filan gabarta si dareemaheda u kacaan ama in uusan aqoon goobaha sida gaarka ah gabarta uga kacsato . Hadaba si gabarta u hesho gariirka raaxada(U Bislaato ,Kacsi…

Continue Reading