Uncategorized

Fanaaniinta Hodan Cabdiraxman “Idil Cadow iyo Axmed Rsta Oo Dhiig Ugu Deeqay Bukaanka Ku Jira Madina Hosbital+VIDEO

iftineducation.com – Fanaaniinta Hodan Cabdiraxman “Idil Cadow iyo Axmed Rsta Oo Dhiig Ugu Deeqay Bukaanka Ku Jira Madina Hosbital+VIDEO


Fanaaniinta Hodan Cabdiraxman Idil Cadow iyo Axmed Rsta oo dhiig ugu deeqay Bukaanka Madina Hosbital, maxaa kaqurux badan in muwaadinkastaa oo caafimaad qabo dal iyo dibadba haka miyaadee caawinkaro dadkiisa sidii awoodane u caawiyo waa howl kudayasho mudan.



HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA