Uncategorized

4 taan Qalad Haweenka Jaceylka Ku Cusub yahay haka fogaadaan hadii kale way fashilmayaan

iftineducation.com – Dareemaha Jaceylka ayaa qalbiga haweenka ku bilaaba in uu ku ciyaaro iyadoo rabitaankaasi xoogan oo ku aadan in ay helaan qiso jaceyl oo ay ku noolaadaan ayay gabartu raadineysaa qof ay weydaarsato jaceylkaasi ay rajeyneyso . Marka la fiiriyo jaceylkaas waa mid si weyn uga duwan jaceylka dhabta ah ee waara , mana yaqaanaan haweenka jaceylka bilaawga uu ku…

Continue Reading
Uncategorized

Maxaa keena Xanuunka keliya sideese loo daaweeyaa

iftineducation.com – Maxaa keena Xanuunka keliya sideese loo daaweeyaa Waxaad la kulmaysaa mararka qaarkooda xanuun daran oo kaa qabanaya keliya, xanuunkaas waxaa keena inta badan dhagax ka samaysma keliyaha, dhagaxaas wuxuu ka dhashaa oonka badan iyo waxyaalaha aadka u dhanaan siiba cambaha dhanaanka iyo waxyaalaha la midka sida raqayda oo kale, waxaa loo baahan yahay in la badsado biyaha cabbiddooda, ruuxa…

Continue Reading
Uncategorized

Sedax sheey qofkii Joogta ka dhigta cudur aan la aqoonaa dila !!!

iftineducation.com – 1;Khamrada: Ninka kahmara cabista badan waxaa dila cudur aan la’aqaanin 2;Cunnada: Ninka daaimta raashinka ee ka dharga had iyo jeer cudur aan la’aanin baa dila 3;Galmada Ninka daaim ta galmada haweenka cudur aan la’aqaanin baa dila . Waxaa la yiri: “Qofka caaqilka ahi waa kan saddex waxyaabood joogteysta, ha yeeshee aan badsan: Cuntada, socodka iyo galmada. Waxa kale oo…

Continue Reading
Uncategorized

Sida ugu sahlan ee bikro jebinta xog cusub akhriso

iftineducation.com – Habeenka Ugu Horeysa ee arooska waa habeen loogu magac daray aqal gal amase maalinta koowaad ee bisha malabka waana maalin leh tilmaamo wanaagsan iyo jawi farxadeed sababtoo ah waxaa midooway laba lamaane oo noqday ul iyo dirkeed amase si kale aan u sifeeyo waxaa hal meel isugu yimid lamaanayaal mudo waqti kooban ku qaadanayay meel cayiman iyaga oo sheeko…

Continue Reading
Uncategorized

Gabdhihii Nairobi Oo ka badiyay Kuwii Qurbaha ku dhumay -Xaflad Kaa yaabin doonta

iftineducation.com – Gabdhihii Nairobi Oo ka badiyay Kuwii Qurbaha ku dhumay -Xaflad Kaa yaabin doonta Waxaa xafladaha kenya ka dhaca looga bartay in ay buuxdhaafiyaan dumarka naribi ku daalan ee xaafadaha iskaga xareesan waxaase qosol iyo yaab kaa dhameen doona xafladii ugu dambeysay ee dhacday. Fanaan Jaanis gaad ahaa ayaa ka qabsaday xaflada waa fanaan Ahzaab Osmaan oo aah xidida xoogan…

Continue Reading
Uncategorized

Dumarka buuran immisa ayay u kala baxaan

iftineducation.com – Nooyada cayilka Buurnaanta naagaha waxay u kala baxdaa dhowr qaab, qaabab waxaa jira qurux ah kuwa kalena ma qurxoona, naagta run ahaantii caatanima kuma qurxoona, waxay ku qurxoon tahay inay buuran tahay, tolow buurnaantee waaye midda habboon? Gabadha marka ay ka cayilan  tahay garbaha iyo cajiraha iyo dabada aad bay u qurxoontahay ninkana way soo jiidanaysaa, waliba haddii ay…

Continue Reading
Uncategorized

Nacaybka dumarka maxaa kuu keeni kara

iftineducation.com – Maxaa keena naagta inay ninka nacdo? waa su’aal humim ah oo u baahan jawaab rasmi ah, runtii ninka iyo naagta waxaa u dhexeeya jacayl ama nacayb, haddii ay is jeclaadaan aad bay u raaxaysanayaan, haddii ay is nacaanna waxay galayaan dhibaato weyn oo keenaysa guriga inuu burburo, sababaha naagta ay ninka ku nacdo waxaa lagu soo koobi karaa arrimahan…

Continue Reading