Uncategorized

U Gaar Ah Dumarka: Ragga oo meeshaan hadaa ka martid aad sixraneyso xiliga galmada kuuna leefaayo. . . .

iftineducation.com – Marka laga hadlayo qaabka Dareenka Ragga waa ku kala duwanyihiin, Balse waxaa jira meelo dhowr ah oo inta badan Ragga ay

isaga mid yihiin.

Hadaba si ay uga faa’iideystaan Gabdhaha Webka iftineducation.com wuxuu idiin bidhaaminayaa meelaha inta badan ay isaga mid yihiin.

1:- Dhagaha :- Dhagaha oo Carabka aad ku salaaxdo marka ay socoto Ciyaarta Sariirta wexey ka qeyb qaadataa in Ninka Ragga ah uu sii laba kacleeyo si Hardanka Sariirta korkeeda ah uu ugu Guuleysto, Gabaryahey Ha moogaan in Ninkaaga aad meelahaas ka taabato.

2:- Bushimaha :- Bushimaha wexey kamid yihiin meelaha ugu daran ee Ragga iyo dumarkaba ay inta badan Raaxada ka qaataan, waana u muhiim in marka labada qof ay xiliga Baashaalka ku jiraan ay dhuuqmada qeyb ka noqoto si ciyaarta ay jawi fiican ugu dhamaato.

3:- Xabadka :- u Gaar ah Gabdhaha, Hadii Gabaryahey Ninkaaga uu Xabadka timo ku leeyahay iyo haduusan ku laheynba waa u muhiim raaxada in aad gacantaada ku salaaxdo Gaar ahaan ibta hore ee Naaska adigoon xanuunjineynin, hadii ay suuro galtahay u dhuuq oo Carabkaaga marsii Ibta Naaska Ninkaaga si lamid ah sida uu Naaskaaga u dhuuqayo oo aan

ku dhajin aheyn.

4:- Xubinta Taranka:- Xubinta Taranka Ninka marka ay Raaxada socoto isku day in aad Gacantaada ku qabato si

Tartiib ah weliba Afka hore meesha wareegga ah.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *