Uncategorized

Soomaali Gaangis ah oo Magaalada Toronto Xaaraan ku Haystay oo lasoo Qab Qabtay (VIDEO)

iftineducation.com – Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa waxaa Booliska Dalkaasi ay soo xir xireen dhalinyaro Soomaali ah oo magaalada xaaraan ku haystay, dhalinyaradan ayaa boolika waxa uu ku eedeeyay ka danbeeyeen ka ganacsiga daroogada, dilal qorshaysan ay u gaysteen dhalinyaro Soomaali iyo ajinabi kale isugu jira.


Booliska ayaa sheegay in dhaliyaradaan loo yaqaanay magaca ‘Dixon City Bloods’ waxayna u badnaayeen dhalinyaro Soomaali ah.


RIIX HALKAAN KADAAWO MUUQAALKA


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *