Uncategorized

Daawo video Policeka Dalka Canada oo si Arxan daro ah u garaacaya wiilal Burcad soomaali ah

iftineducation.com – Policeka Magalada Toronto ee carigaasi Canada ayaa cagta mariyey dhalinyaro qowlaysto somali ah


dhalinyaradan oo ahaa budhcad nooca gangiistar ka ah ayaa dhaamaantood xabsiga loo taxaabay kadib markii lag elay iyagooo falal danbiyeedyo gacanta kula jira.


policea aya weerar ku qaaday dhalin yaradan xili habaynimo ah waxaana lasoo xidhay lix kamd ah Gangis ka soomalida.




HALKAN KADAAWO VIDEO.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *