Uncategorized

Daawo Maamulka Jubba oo lasoo dagay gaadiid dagaal oo casri ah

iftineducation.com – Maamulka KMG ee Jubbaland ayaa lasoo dagay gaadiid dagaal oo casri ah, kaa oo ay ugu deeqday dowladda Imaaraadka Carabta.


Madaxweeynaha Mamulka Jubbaland Axmed max’ed Islaam (Axmed madoobe) iyo kuxigeenka Mudane C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa booqday dekedda Kismaayo halkaasoo lagu dajinayay gaadiidka ay ku deeqday dowladda Imaaraadka.








Halkan ka daawo warbixinta. 








Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *