Uncategorized

Madaxweynaha Somalia Oo Hadal Niyada Ka Jebiyey Shacabka Ku Dhawaaqay (video)

iftineducation.com – Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo ka hadlay Weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen Hotelka Maka Al-mukarama ee Muqdisho ayaa ugu ku Amray Ciidanka Amaanka iyo Mulkileyaasha Hotelada Muqdsho in ay Adkeeyaan Amaanka si looga hortago Weerarada Al-shabaab. Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Xusay in Al-shabaab aysan Dowladda Soomaaliya kaliya aysan Dagaal kula jirin oo Shacabka Soomaaliyeed ay…

Continue Reading

Uncategorized

Qaab cusub oo naagaha fircooniga u gudan loogo raaxeeyo oo looga qeylasiinkaro Daawo

iftineducation.com – Salaaxista haweeneydu, kuma koobna oo qura labada naas, balse waxa loo baahan yahay in la salaaxo meelo kale oo jirka kamid ah sida; labadeeda warqood, gudaha bowdooyinka, gumaarka, faruuryaha cambarka, iwm. Waxaan muran ku jirin in haweeneyda ninkeeda ay jeceshahay uu labada cajar dhexdooda kaga salaaxo mid kamid ah labadiisa gacmood, isaga oo isla markaasi tan kale kaga salaaxaya…

Continue Reading

Uncategorized

Israel oo ku biirtay duqeymaha uu Sacuudiga hogaaminaayo ee lagu wiiqaayo Xuuthiyiinta Yemen

iftineducation.com – Maamulka Israel, ayaa ku biiray duqeymaha uu hogaaminaayo Sacuudiga, ee ka dhanka ah maleeshiyada Shiicada Yemen ee Xuuthiyiinta, ka dib markii ay qal-qal geliyeen jiritaanka Dowladda Yemen, oo Qaramada Midoobe ay aqoonsan tahay. Warbaahinta Israel, ayaa waxay baahisay in Dowladda Israel ay qaadatay go’aanka ah inay ka qayb qaadato, duqeymaha dhinaca cirka ee lagu doonaayo in looga hortaggo inay…

Continue Reading

Uncategorized

Yurub geenyo Oo canaan hawada uga jeedisay Sahruuja Fanaanada Niikada -Daawo

iftineducation.com – Nala daawo Muuqaalka Fanaanada Codka macaan ee La Holin waayay Sanadahaan danbe o ah ms Yurub Geenya Boqorada Codka ayaa Fanaanada Zahruuja Digniin u soo dirtay kana Codsatay in ay Fanka iskaga Fariisato Gabi ahaanba waxaana ay ku dartay in u qalmin in ay heesto Heesaha Reer xamarka  ah sidaas looma qaado ayaan leyahay Ayeey Tiri Yurub Geenya ,…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo : Dadkii kujiray hotelka maka Almukarama oo shekeynaya Arrimo Naxdin leh & waxyaabo ay Arkeen

iftineducation.com – Qaar ka mid ah shacabkii ku sugnaa xilligii kooxda Alshabaab ay weerartey Hoteelka Maka Al mukarama islamarkaana ka soo badbaaday weerarkii ay kooxdaas Alshabaab ay ku qaaday hoteelkaas ayaa markii ugu horeysay waxay ka warameen sida ay wax u dhaceen iyo qaabkii ay uga soo badbaadeen mashaqadaas. Qaar ka mid ah shacabkii ku sugnaa hoteel Maka Al mukarama oo…

Continue Reading

Uncategorized

Naagaha 40 jirka ah oo ka Raaxa jecel kuwa da’da yar

iftineducation.com – Kadib markii labada lamaane in mudo wada jogaan  ayaa haweneyda waxa ku sii kordha kalsoonida galmada waxa eyna u baahan tahe  in ay galmooto lamaankeeda ame duqeyda Daraasaad  cusub ey sameyse shabakada caalamiga ee Honalada.com oo kafaloota arimaha bulshada iyo suugaanta ayku ogaatey in haweynka waa weyn ay macaan farabadan kaheylaan raaxada galmada marka ay ku dhawadaan sanada afartaka…

Continue Reading

Uncategorized

Fanaan Hees laga yaabay soo qaadey -Daawo Muuqaalka

iftineducation.com – Fanaanka da’da yar xidiga reer Koonfur Afrika dhanka heesaha dagan Daauud Cabdi Cabdule Daacad ayaa soo saaray hees dadka ka yaabisay taasi oo ay la soo jishay gabadhii ugu qurux badneed soomaalida. Heesta Waris ayaa noqotay midii ugu shidneed ee waayadan lala soo hor istaagay bulshada soomaalida waxaana ay ka yaabisay dad badan oo daawaday sida muuqaal ahaan loo…

Continue Reading

Uncategorized

Emirate-ka Carabta oo qaadi doono dadkii ku dhaawacmay weerarka Maka Al Mukarama Hotel

iftineducation.com – Dowladda Emirate-ka Carabta, ayaa durbaba balanqaaday inay dalkeeda u qaadi doonto, dadka sida xun ugu dhaawacmay weerarka Jimcihii lagu qaaday Hotelka Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho. Madaxda Dowladda Emirate-ka Carabta, ayaa Madaxda Dowladda Somaliya u xaqiijiyay inay diyaar u yihiin, sidii ay adeeg caafimaadeed ugu fidin lahaayen dadka ku dhaawacmay weerarkaasi. Emirate-ka Carabta, ayaan si rasmi ah u…

Continue Reading