Uncategorized

Daawo Sawirada Ma isleedahay Daarahan Dhirirka iyo Quruxda badan ayaa kuyaala Magaalada Muqdisho

iftineducation.com – Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa ka jiray isbadalo dhinacyo badan ah, waxaana magaalada laga dhisay daaro dhaa dheer aadna u qurux badan oo wax badan ka taray bilicda Caasimada. Inta badan Dhismooyinkan cusub ee Magaalada Muqdisho laga dhisay oo ah kuwa aad u qurux badan soo jiidashana leh waxaa ka hirgaliya Magaalada Ganacsato…

Continue Reading
Uncategorized

Qarax sababay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho iyo warar dheerad ah oo kasoo baxaayo

iftineducation.com – War goor dhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in Qarax xoogan uu ka dhacay Isgoyska Cali Kamiin, Degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegayaa inuu ku xirnaa Gaari nooca Kaaribta loo yaqaano oo ay la socdeen ilaa iyo laba dhalinyaro oo ku nafwaayay Qaraxaasi. Qaraxa ayaa sidoo kale, sababay gubashada gabi ahaan gaariga, waxaana la tilmaamayaa inuu…

Continue Reading
Uncategorized

Daawo Sawirada Ra’zul Wasaare kuxigeenkii hore ee Dalka Ruushka oo xalay lagu toogtay Magaalada Moscow

iftineducation.com – Ra’iisal wasaare ku xigeen hore ee Dalka Ruushka Boris Nemtsov, ayaa xalay lagu dilay Bartamaha Magaalada Moscow ee caasimada Dalka Ruushka, waxaana baxsaday dadkiika dambeey dilka loo geestay Siyaasigan caanka ahaa. Qof hubeesan oo gaari yar watay ayaa la sheegay in rasaas uu ku furay Boris Nemtsov isaga oo marayay buundo ku dhaw aqalka Kremlinka sida laga soo xigtay…

Continue Reading
Uncategorized

Turkiga oo diyaarad qaas ah u soo diray wefidega soomaaliland uga qeyb galaaya wadahadalka

iftineducation.com – Weji kale oo ka mid ah Wada Hadallada Somaliland iyo Soomaaliya ayaa 1-da bisha Saddexaad ee sanadkan ka furmaya Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, sida uu xaqiijiyey Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis. Weftiga dawladda Somaliland uga qayb-galaya wada hadallada Soomaaliya ayaa Jimcaha maanta ah madaarka diyaaradaha ee Hargeysa ay ka qaadeysaa…

Continue Reading
Uncategorized

Aminga muqdisho oo qaab cusub loo adkeenaayo +shacabka oo ka warsugaaya balan qaadka joogtada ah

iftineducation.com – Dowladda Soomaaliya ayaa doonaysa inay maarayso amniga caasimada Soomaaliya oo ay wali ka dhacayaan weerarro iyo qaraxyo ay fulinayaan dagaal-yahanno ka tirsan al-Shabaab. Xilligan waxaa socda dajinta qorshe cusub oo lugu sugaya amniga Muqdisho,sida lugu sheegay war ka soo baxay wasaaradda amniga dalka oo dadaal xooggan ugu jirta sidii looga guulaysan lahaa tiro yar oo ka mid ah dagaallamayaasha…

Continue Reading
Uncategorized

Sedax calaamad oo ku tusineysa Raga leh xubin taran oo weyn

iftineducation.com – Waa xog cususb oo aad kuu anfaci doono hadaad tahay guurdoon: Sida ay shaaca ka qaaday warbixn dhawaan ay soo sareen qurbao Soomaliyeed kuwaas oo ku xeel dheer arimaha bulshada ayaa waxaa lagu sheegay ilaa dhowr arimood kuwaas lagu ogaan kor ninka ugu xubinta taranka weyn wiilsha Soomaliyeed. Warbixinta ayaa shaaca ka qadeysa ilaa saddex hab oo lagu ogaan…

Continue Reading
Uncategorized

Shabaab oo Degmada Diinsoor ku toogtay nin ay sheegeen in Sixirool uu ahaa

iftineducation.com – Ururka Al Shabaab, ayaa waxa uu xukun qisaas ah uu ku fuliyay nin ay ku eedeeyeen inuu saaxir ahaa, isla-markaana ay marsiiyeen Shareecada Diinta Islaamka. Toogashada, ayaa ka dhacday fagaare ku dhow Garoonka Duulimaadyada Diinsoor, iyadoo ayna isugu soo baxeen boqolaal ka mid ah bulshada deegaanka. Qaadiga Maxkamadda Ururka Al Shabaab ee Degmada Diinsoor, ayaa tilmaamay in ninkaasi uu…

Continue Reading
Uncategorized

Gabar soomaali xijaabkeeda dartiis loogu diiday in ay maxkamada ka hadasho Dalka Canada

iftineducation.com – Haweenay Garsoore ka ah maxkamada magaalada Montreal ee dalka Canada ayaa diiday inay dhageysato dacwada haweenay muslimad ah oo Xijaaban. Garsoore Eliana Marengo ayaa u sheegtay haweenayda Muslimada ah oo lagu magacaabo Rania El-Alloul: Maxkamada looma ogola in dadka ay lasoo galaan darees khaldan, tusaale ahaan looma ogola in dadka ay lasoo galaan Koofiyado ama Ookiyaalayaasha qoraxda, sidaa daraadeed…

Continue Reading
Uncategorized

Baro Cabirka Xubinta Taranka dumar ka

iftineducation.com – Ragg badan oo xubintooda taranka yar yahay ayaa wel wel daris u ah mar waliba kuwasi oo aaminsan in lamaantooda macaanka galmada dha-dhansiin karin taasi oo ku qasabta in wadooyin kale maciin bidaan. -Dhirirka xubinta taranka ragga caafimaad ahaan waa 7cm halka xubinta taranka ee dheer gaareyso 15cm waxaase xusid mudan kan ugu dheer oo inta badan rag dhif…

Continue Reading