Uncategorized

Weligaa ceebtaan oo kale mala kulantay Daawo muuqaalka Wiil Fashilmay

iftineducation.com – Muuqaal lasoo bandhigay ayaa muujinaya ninkan burcadka ah oo bir weyn uu watay ku jabsanaya albaabka bangiga oo miyaarad ka sameesan , waxaana ninkan u suurto gashay in uu gudaha u galo bangiga uuna baadi goob u galo lacago halkasai yaalay.


Ciidamada Booliiska ayaan ku guuleestay in ay gacanta ku dhigaan ninkan burcadka ah, waxaana dad badan ay layabaeen indha adeega ninkan maadama xiliga uu bangiga jabsanayay goobtaasi laga agdhawaa.


HALKAAN KA DAAWO