Uncategorized

WALAAL WAXAN AHAY GABADH 18 JIR NINKAYAGA MARKAAN ISU TAGNO KALAMA KULMO WAX RAAXO

iftineducation.com – ASC DHAMAANTIIN WALAAL WAXAN AHAY GABADH 18 JIR NINKAYAGA MARKAAN ISU TAGNO KALAMA KULMO WAX RAAXO AH WAXAAN DAREEMAA XANUUN AAD U DARAN OO I GAADHSIIYA HEER AAN QAYLIYO MARKA HORENA WAXAAN AHAY GABADH AAD U DAREEN BADAN LAAKIIN DHIBKU WUXUU IGA HAYSATAA MARKAAN GALMADA BILOWNO AYAA RAAXO IIGU DAMBAYSA WALAAL ILA TALIYA


RIIX HALKAAN SAWIRO BADAN
 Jawaabta


Galmada marka ay xanuunka keenayso waa marka ay



meesha bukan tahay, waxaa laga yaabaa in gudaha farjiga uu bukan yahay, ama uu yahay mid aad u qalalan, waxaad adeegsataa kareemada loogu talagalay galmada meesha jilcisa, haddii ay dhibaatadu sii jirto waxaa fiican inaad isabaarto si loo ogaado dhibka meesha uu ka jiro