Uncategorized

Video: Sooraan Iyo Jawaan oo Dhaanto Cusub Kasoo qaaday MAGAALADA JIG-JIGA

iftineducation.com – waxaa dhowaan magaalada Jig-jiga gaadhay Jilayaasha sooraan Iyo Jawaan, kuwaasi oo bandhig ku qabtay halkaasi.

Dhinaca kale waxay halkaasi ka dhigeen wacdaro hor leh kadib markii ay kasoo qaadeen Dhaanto Cusub iyadoona ay la Jiibiyeen Fanaaniinta ku caanbaxay Dhaantada.




HALKAN KA DAAWO VIDEO RIIX