Uncategorized

Video: Qoys fara gaab oo ciyaartoy basketball kasoo dhex baxay

iftineducation.com – Jahmani Swanson waa xiddig ciyaara kubada Koleyga, inkastoo uu fara gaab yahay, hadana wuxuu ka wanaagsan yahay ciyaartooy heer caalami ah, marka la qiimeeyay mucjisadiisa ciyaareed ee basketball.


Xiddigani ayaa dhererkiisu uu yahay 4ft5in oo u dhiganta 1.3462 “Hal miter Sedax boqol afartan iyo lix Cm”, wuxuuna ka tirsan yahay kooxda Dwarfs ee horyaalka Mareykanka.






Qoyska Jahmani ayaa dhamaantood ah fara gaab, Hooyadiis iyo Walaalkiisba kama dheera in uu ka gaaban yahay mooyee, waana qoys wada xiiseeya ciyaaraha basketball-ka.




RIIX HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKOODA