Uncategorized

VIDEO:- Maroodi QOOQAN oo ku ciil baxay gaari qoys wada saarnaa

iftineducation.com – Maroodi careysan ayaa kaamirooyinka qabteen xili gaari yar oo nooca raaxada ah uu ku dul bood booday, kana dhigay mid burbura, iyadoo ay saarnaayeen gaarigaasi qoys u dhashay dalka Thailand.




Dhacdadan oo noqotay mid malaayiin qof ay daawadeen xili lasoo geliyay baraha bulshada iyo Youtube-ka, wuxuuna muuqaalkaani muujinayaa caro xoogan oo Maroodiga uu qabay, kuna dul dhacay gaariga ay saarnaayeen qoyska.




HALKAN KA DAAWO SIDA MAROODIGA U GALAY GAARIGA