Uncategorized

VIDEO:- Dood kulul oo ku saaban Dumarka iyo ragga yaa u sabab ah burburka qoysaska

iftineducation.com – Waxaa waayahan baraha bulshada ku faafayay eedeymaha Dumarka iyo Ragga is dhaafsanayay ee ku saabsan dhimaca in Ragga Soomaaliyeed aheyn Romantic, isla markaana u bisleyn jaceylka, halka Raggana ay eedeymahaasi iska difaaceen, dumarkana ku eedeeyay inay ka tageen xishoodka markii la yimid qurbaha.




Hadaba dood ayaa dhex martay qaar ka mid ah Soomaalida ku dhaqan dalka Ingiriiska, iyada oo laga dooday cidda qaldan rag iyo dumar iyo cidda leh sababta burburka qoyska iyo caruurta xabsiyada ku jira ee dayacan.




HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA DOOD KULUL