Uncategorized

Suldaankii reer Awdal oo soo bandhigay hub ay itoobiya ugu deeqday Daawo muuqaalka

iftineducation.com – Dowlada itoobiya ayaa hub xoogan ugu deeqday Suldaan Wabar oo Hogaaminaya Kacdoonka ka taagan gobolka Awdal ayaa waraysi uu bixiyey wuxuu uga hadlay Qorshihiisa.


Sudlaanka ayaa wuxuu sheegay inay ka tirsan yihiin dawlada soomaaliya, Awood Military oo ay u adeegsan doonaan maamulka Somaliland iyo qaabka looga Sifayn doono gobolka Awdal.


Wuxuu sidoo kale ka jawaabay hadalo kasoo yeedhay maamulka Siilaanyo, iyo Qorshayaal lagu doonayey in magaciisa hoos loogu dhigo.


HALKAAN KA DAAWO RIIX